Shaqaalle mise loo shaqeeye
Hadii dhamaanteen aynu wada tukaamo furano cid wax wax inaga iibsata heli mayno.
Hadii aynu hal tukaan wada furanana wax wada yeelan kari maynee, maxaynu yeelaa.
Waa hubaal oo 90% dadkeeni waa xoog-maal ku foof taga xirfada maalin dagaalka ah ee lagu raadsado quutal daruuriga maalin laha ah hase ahaatee .....

Comments
Post a Comment